Wasiirka Cadaalada dowlada Zambia oo booqasho ku jooga Somaliand (Sawirro)

Wafdi ka socda dalka Zambia ayaa maanta booqasho ku tegay magaalada Hargeysa ee Somaliland, kuwaasoo kulamo la qaatay madaxda Somaliland. Wafdigan waxaa hoggaaminayay wasiirka cadaaladda dalka Zambia Gavin Lubinda  iyo mas’uuliyiin kale, waxaana Hargeysa ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan xukuumadda Somaliland. Wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland ayaa warbaahinta u sheegay in wafdigan … Continue reading Wasiirka Cadaalada dowlada Zambia oo booqasho ku jooga Somaliand (Sawirro)